Barashada Cunto Karinta Waa Xirfad Aad u mihiim lagana doonayo in uu barto qof walba oo jacel in uu kariyo cunto wanaagsan hadaba koorsadan waxad ku baran doonta qababka kala duwan ee loo kariyo cuntada qeybaheeda kala duwan sida cunooyinka casriga ah waxaana ka mid ah
- kabaabka
- bariis biryaniga
- shuwarma
- pizzaha iyo kuwo kaloo badan
Iyo sidoo kale dhanka macmacaanka oo iyagana ay ka mid yihiin sida - xalwada
- buskudka
- lado lowska
- sisinta iyo kuwo kalop badan